|
|||||
WAJAALE NEWS
wasiiradii xukumaada oo isku bedely looyaro iyo afmishaare
December 27, 2013 - Written by Editor:waxaa aan la yabanaahay wasiiradan iska illoobay hawlihi loo direy ee lagu jaheyey in cayaan madaxda wadanka joogta ee ka hadleysa dhibaatooyinka ka jire wadanka.waxaan huba in kuwa qarkood ay yihin dadka lacagtu qadatey .waxaa cadan in uu madaxweynuhu uu doonayo in uu burburo wadanka marka aad eegto sida ay wax u socdan.waxaa dalkii galey shiillinta loo yaqan gabarey oo adhi tarbtarb uu leysa.sida inno muuqata waxaa jira heshiyo uu siilaanyo dibadaha kula galey shirkaddo ajanib ah amaba dawlaado siyasaado gaar wata. waxaa huba in siilaayo iyo rag kale oo wadanka joogaba ay goosteyn in ay ka badhedhan waxaa huursan oo loo qarinayey dadweynaha jsl ku nool wixii laga dareen qabey in ay wax kaga yimadan.siilaanyo wuxuu inno sheegey markii u ka soo noqey uk iyo usa in uu soo waayey ictiraaf haseyeeshe uu soo heley wada shaqeeyn.waxaa tuusale wanaagsan inogu filaan bixiigan laga soo xamaaley dafuur ee isnna hadalkii ka bilaabey halkii uu maxammed yare hore ka bilaabi jirey hadalka ee ahayd in uu gelayo meeshe uu ka gallo ictiraafka jsl . sida daradeed waxaan siilaanyo ku weydiyey baal ha noo sheeg cidda gaar ah ay meeshan ka baba’yso.waxaa dadweynaha uu soo jeedin lahaa in fadhigan fadhi looga noqdo,islamarkana ay sii buuxda uu tageeran wada tashiigi hore fasal ali waraabi uu soo jeediyey.waayo wasiiradi xukummada siilaayo waxay isku bedeleen in ay noqadan looyaro iyo afmiishirin.ciidanka bileyska waxaa heganka loo geliyey maha shabab ee waa shacabka xukummada ka soo jeestey.haddaba salaadinee waxaa ka ka mid tihin dadka meeshu ku burbureyso ee baal oogada sida. Waxaan xasuusta wixii uu siilaanyo iyo xabsadi ay ku doodayeen shirkii beer ka dhacey 1995-1996 iyo wixii uu garad abdiqanni kaga jawabey wixii ay meesha la fadhiyee.shirka uu siilaanyi hogaminayey wuxuu salka ku hayey arrmmo fara badan aad iyo aadna waa loola socdey wuxuu wadey siilaanyo,hasayeeshe waxaa siilanyo in uu xukuunka qabto ku gargarey dad ay iska qasan tahay siyasaada jsl iyo Somalia ee burburtey 1960 ee keliftey in uu dhaco cinqiilaabkii uu hogaminayey alla hu naxariiste general Hassan keyd. Halka waxaa aynu ku kala garaneynina mdaxda wadaninta ah iyo kuwo qabiila ku noolka ah.dood cilmeedka qaran waa in ay ku jirta sida loo mamullayo hantida ummada ee la boobayo, awoodan gacanta loo gelieyey dadaka gaar ah ,mususqa-masuuqan aan xadba lahaayn. Qarabo kiilnimada wadanka ka socota,xisbiyadan siyasaadoodi la candadawley,dumarkan afga la isku geliyey iyo wax kale oo badan oo la mid ah.
all mad leh . Ibrahim Isse. almis11@hotmail.co.uk Related posts:Tobanka Dambe Ee Ramadaanta Iyo Habeenka Laylatul Qadriga .......W/Q : Abdirisak Sugulle Said. Bisaarada Dalka Ka Jirta iyo Basaskii oo Iska Reebay Wiilashii u Shaqaynaayey (kirishboygii)qalinkii... Xuseen Carab Ciise Oo Hore U Ahaan Jiray Ra’isal Wasaare Ku Xigeen Ahna Wasiirka Gaashaandhiga Somal... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|