WAR DEG DEGA FAADUMO SICIID OO LOO DIIDAY GABILEY INAY GASHO | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
WAR DEG DEGA FAADUMO SICIID OO LOO DIIDAY GABILEY INAY GASHO
December 4, 2013 - Written by Editor:
WAFTI AY HORKACAYSO MARWO FAADUMO SICIID AYAA SAAKA LAGA HORJOOGSADAY INAY GASHO GOBOLKA GABILEY OO AY UTAGAYSAY HAWLO SAMAFAL OO AY KAFULINAYSAY GABILEY
ARINTA AYAA WAXAA NOO XAQIIJISAY MARWO FAADUMO AAN KHADKA TELLKA UGU WARANTAY SHABAKADA WAJAALENEWS MARDHAWAY IYADOO CIIDAMO KUHORTAAGAN YIHIIN KANTAROOLKA CAABUDLA OO AH XADKA KALA QAYBIYA HARGEISA IYO GABILEY,
HORAANTII BISHAN AYAY AHAYD MARKII WAFTI AY MARWO AAMINA WARIS HOKAAMINAY OO GABILEY TAGEEN KUHANJABEEN IN AANAY FAADUMO SICIID SOOGALI KARIN GABOLKA GABILEY
FAADUMO SICID OO AAN WAYDIINAY CIDA HORGAAN AYAA NOO SHEEGTAY IN CIIDAMADU KU YIDHAAFDEEN AMAR NAGA SAEEYA AYAAN QABNAA
MACADA SOBOBTA KUKALIFTAY DAWLADU IN RUUX DUMARA OO WALIBA DHALIINYARADA WAX UQABAYNAYSA SOBAOBTA LOOGU DIIDI KARO MEEL KAMIDA SOMALILAND
WIXII KASOO KORDHA KALA SOCO WAJAALENEWS
HARGEISA OFFICE

COMMENTS
LINKS