Tacsi Tiiraanyo Leh Oo Ku Socota Qoyskii Iyo Qarabadii ay Ka Baxday Marxuumad Hooyo AAMINA YUUSUF XIRSI Oo Maanta Ku Geeriyootay Magaalada Jigjiga Isla Markaana Maanta Lagu Aasay Borama.. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Tacsi Tiiraanyo Leh Oo Ku Socota Qoyskii Iyo Qarabadii ay Ka Baxday Marxuumad Hooyo AAMINA YUUSUF XIRSI Oo Maanta Ku Geeriyootay Magaalada Jigjiga Isla Markaana Maanta Lagu Aasay Borama..
December 21, 2013 - Written by Wariye:

Dhamaan Dadkan Hoos Ku Xusan ay Tacsi Tiiraanyo Leh ay Uu Dirayaan Qoyskii Iyo Eheladii ay Ka Baxday Marxuumad Hooyo AAMINA YUUSUF XIRSI Oo Maanta Lagu Aasay Borama Iyaga Oo Si Gaara ah Uga Tacsiyadeena Sxbkood Xasan C/raxmaan Daahir Hanfi..

 

Maxamed Qaadi Nuur Iyo Xaaskiisa,Caruurtiisa

Nuuriye Muxmed axmed Iyo Xaaskiisa,Caruurtiisa

Xasan Ismaaciil Cilmi Iyo Xaaskiisa,Caruurtiisa

C/raxmaan Maxamed qaadi

C/raxmaan Xasan Xaashi

Khadar Nuuriye Muxumed

Mustafe Yuusuf Cabdi

Mukhtaar Yuusuf Cabdi

Ismaaciil xasan ismaaciil

Yuusuf Ibraahim

Ibraahim Isaaq

Wariye Mahamed Sharbi

Ilyaas Axmed Jaamac

Qaasim

 

Iyaga Oo Dadkani Ilahay Uga Baryey In Uu Janadii Fardawsa Uu Ka Waraabiyo Ehelkii ay Ka Baxdayna Uu Ilahay Samir Iyo Iman Uu Ka Siiyo..

 

AMIIIIIIIIIIIIIN           AMIIIIIIIIIIIN              AMIIIIIIIIIIIIIIIIIIN

COMMENTS
LINKS