|
|||||
WAJAALE NEWS
TACSI MADAXWEYNE IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), waxa uu tacsi u dirayaa Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, iyo Asxaabtii, uu ka baxay Marxuum Axmed Muuse Cabdi oo ku geeriyooday
December 28, 2013 - Written by Editor:TACSI MADAXWEYNE IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), waxa uu tacsi u dirayaa Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, iyo Asxaabtii, uu ka baxay Marxuum Axmed Muuse Cabdi oo ku geeriyooday 28.12.2013 magaalada hargeysa laguna aasay maanta, marxuumka oo beryahanba xanuun u jiifay kana mid ahaa odayaasha waa weyn ee dalka.
Madaxweynuhu waxa uu Marxuumka ALLE uga baryayaa inuu naxariistii Janno ka waraabiyo, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, iyo Asxaabtii uu ka baxayna Samir iyo Imaan ka siiyo.
IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN
Axmed Saleebaan Maxamed (Dhuxul) Related posts:Xoghayaha Dawlada Hoose Oo Sheegay In Khilaaf Adag Soo Kala Dhex Galay Isaga Iyo Maayarka Caasimada ... DAAWO; Wiil Uu Dhalay Alle ha U Naxariistee Marxuum Axmed Xasan Cawke Oo Si Qiiro Leh Uga Waramay No... DAAWO MUUQAALKA; Wasiir Kamid Ahaa Xukumadii Siilaanyo Oo Ka Mid Noqday Beeralayda Gobolka Gabiley. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|