TACSI INAALILAAHI WA,INAA ILAYHI RAJUCUUN; DHAMAAN REER SULDAAN XASAN SULDAAN NUUR ASKAR | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
TACSI INAALILAAHI WA,INAA ILAYHI RAJUCUUN; DHAMAAN REER SULDAAN XASAN SULDAAN NUUR ASKAR
December 20, 2013 - Written by Editor:

TACSI INAALILAAHI WA,INAA ILAYHI RAAJUCUUN

DHAMAAN DADKA HOOS KU QORANI WAXAY TACSI U DIRAYAAN DHAMAAN REER SULDAAN XASAN SULDAAN NUUR ASKAR GEERIDII KUTID INANTIISA;  WAXAYNA UGA TACSIYADAYNAYAAN GEERIDI NAXDINTA LAHAYD EE KUTIMID INANTIISAMARXUUMAD NUURA SULDAAN XASAN SULDAAN NUUR ASKAR OO KU GEERIYOOTAY DALKA ETHIOPIA MAALINTA BARIYANA LAGU AASI DOONO MAGAALADA HARGEISA  DHAMAAN DADKAASI WAXAY LEEYIHIIN ILAAHAY SAMIR IYO IIMAN HADINKA SIIYO QOYSKEEDI IYO UMADA SOMLILANDBA AAAAAAAAAAMIN AAAAAAAAMIN

1; cheaf caaqil dayib cabdi ciidle amaan

2;cheaf caaqil maxamed xaaji cabdi

3; cabdifataax cali cabdilaahi

4;siciid yaasin kaahin

5; Eng xaashi cumar cige

6; sacad gaangi

7; liibaan cabdiraxmaan faarax sugaal

8,faysal cumar madar

9; cabdi badal cumar

10;xamse xasan xaaji

11;yuusuf jaamac xirsi

12; jamaal cabdiraxmaan faarax sugaal

COMMENTS
LINKS