|
|||||
WAJAALE NEWS
Liyuu Booliska oo Jig-jiga ku xidhay Gabadh ay tahriibiyeen Wasiiro la Socday Waftigii Siilaanyo
December 7, 2013 - Written by Editor:Jig-jiga (WAJAALENEWS)Ciidamadda Amaanka Itoobiya ayaa maanta Xabsiga dhigay gabadh ay wasiiro ka mid ah Waftigii siilaanyo si qarsoodi ah ay uga qaadeen magaaladaWajaale, taasoo ciidamadda amaanka itoobiya ay ku qabteen hotel ay ku dajiyeen waftiga Madaxweyne Siilaanyo. Wasiiradda Gabadha tahriibiyey oo kala ahaa wasiirka Madaxtooyada Somaliland Xirsi xaaji Cali Xassan, Wasiirka Ganacsiga Maxmed Cabdilaahi, Wasiirka Warfaafinta Cabdilaahi daahir Cukuse, waxaanay dad goob joog u ahaa WaJaale u xaqiijiyeen in ciidamada Aamanku hortooda ku garaaceen Gabadhaasi madama oo si sharcidaro ah dalkaasi ku gashay lakiin wasiiradii gabadhaasi kaxeeyey ayaan juuq u odhan, kana qaban. Dhacdadan ayaa waji gabax ku noqotay wasiiradda Somaliland iyo Madaxweynahaba maadama waftigoodii lagu qabtay iyaga oo dad sharci darro ah ku tahriibinaya. XUKUUMADA SIILANYO HOGAAMIYO AYAA AH MID MAALINBA DHAQAN CUSUB SOO KORDHINAYSA ARINTAASI OO AH MID QARANIMADA KUCEEBA LAKIIN WAJAALENEWS.COM
Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|