HARGEISA,WAJAALENEWS Madaxwaynaha jamuuriyada somaliland mudane axmed maxamed maxamuud siilaanyo ayaa maanta kulan balaadhan ku qaabiley qasriga madaxtooyada dhalinyarada beesha gabooye oo maal mahanba kasoo yeedhaysay cabasho ku salaysan inay waayeen xubin ayku lahaayeen gudida cadaalada kulnkan maanta ayaa ahaa mid balaadhan daawosho wacan
WAJAALENEWS DESK
HARGEISA OFFICE