|
|||||
WAJAALE NEWS
Hal Qof ayaa ku Dhintay Tiro Kalena Wey ku Dhaawacantey Kadib Markii Mudaharaad Balaadhani ka Dhacey Saaka Magaalada Burco
December 23, 2013 - Written by Editor:(WAJAALENEWS) Monday, December 23, 2013
Burco(wajaalenews)-Ilaaiyo hada inta la Xaqiijinayo Waxa ku dhintey Laba Qof tira kalena wey kudhaawacmeen Mudaharaad balaadhan oo saaka ka dhacey Gudaha Magaalada Burcobarqadii Saaka iyadoo, mudaharaadkani bilaabmey xiliga ku beegan wakhtiga ayArdeydu Nususaacaha uga soo baxaan Dugsiyada kala Duwan ee kuyaala MagalaadaBurco.
Mudaharaadkanoo Socdey Saacado badan waxa la sheegay in uu goor dhaweyd Salaadii duhur kadibistaagey, iyadoo Ciidamada Booliska Burco iyo kuwa RRDu ee halkaa ku Sugani ayrasaas ooda kaga qaadeen mudaharaadayaasha, Waxaana halkaa ku GeeriyoodayMarxuum aan hada si rasmi ah loo Haynin Magaciisa, iyo M,arxuum kale oo laSheegay in uu dhaawac u geeriyooday,halka uu dhaawac kasoo gaadhey ilaa Afar Qof oo rag ah kuwaas oo MagacyadoodaLagu Sheegay, nin lagu naaneyso Xays, Cismaan Qoorwaa oo ah Taliyihii CiidankaBooliska D/hoose iyo Askari kale iyo waliba nin Shacbi ah, Waxaana ilaa hadaXidhan Magaalada intteada badan gaar ahaan Meheradaha Ganacsiga faras Magaalahaoo dhan iyadoo ilaa saacadaas laga Maqlayo Xabada ka dhaceysa Gudha Magaalada maadaamagalinkan mudaharaadyaashu dib usoo laba kacleeyeen, Waxaana kalaDhex joogay Ciidamo milatari ah oo dadka kala fadhiisiyay, iyadoo CiidamadaBooliska ay dadweynuhu dhagax ooda kaga qaadeen barqadii bilowga Mudaharaadkan. Mudaharaadkanayaa la Sheegay in uu dabada ku hayo Bedelaada Taliyaha Qeybta Gobolka TogdheerAxmed Xasan C/raxmaan (Ilkacase), taas oo ay Mudaharaadyaashu ku doodeen in loobadelay Taliyaha si Cadaalada ka baxsan islamarkaana, Taliyaha Guud ee CiidankaBooliska Somaliland ku sheegeen in Amar xagjir ah lagu siiyay in uu badeloTaliyaha Walina Xaaladu ma degana inkastoo ay joogsadeen rabshadihii iyo dhagaxtuurkii,Waxaana meel kasta oo daafaha iyo gudaha Magaaladba ka muuqda Taayiro la gubeyoo qiiqoodii kasii hurayo Dariiqyada lagu Gubey, inkastoo ay Wararkutibaaxayaan in Magaalada Burco gioor dhaweyd gaadheen Wasiirka Xanaada XoolahaDr Cabdi Daahir iyo wafti uu horkacayo si ay xaalada ugu soo dabaalaan amaankiiay indhwaale aheyd Magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer.
wajaalenews desk contact; wajalenews@gmail.com
COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|