|
|||||
WAJAALE NEWS
Golaha deeganka Berbera oo soo bandhigaya waxqabadkood halka sano ee ay xilkaas hayeen
December 29, 2013 - Written by Editor:Berbera(Wajaalenews) Golaha deeganka degmada berbera ayaa xalay xaflada ku qabtay hoolka jaamacadda culuumta badda berbera xafladaas oo lagu soo bandhigayaya waxqabadka muddo halsano ah oo ay xilkaas hayeen Golaha deeganka berbera xafladaas ayaa waxaa ka soo qayb galay wasiirka wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare marwo samsam cabdi aadan wasiirka wasaaradda kaluumaysiga iyo khayradda badda cali jamac guure wasiir ku-xigeenka amniga c/laahi abokor cismaan Gudoomiyaha ha,ayadda xuquqal insaanka s/land farxiya X.Xuseen jahuur mareeyaha dekadda berbera eng.cali cumar maxamed Gudoomiyaha Gobolka saaxil cali maxamed cilmi Xoghayaha dawalada hoose berbera suhayb maxamed cali xubno ka mid ah golaha deeganka berbera salaadiin , cuqaal,dadwayne aad u tiro badan ayaa uga horayn waxaa ka warbixiyaya waxqabadka muddada halka sano ah ee ay xilkaasi Golaha deeganka berbera Moyorka Magaalada berbera C/shakuure maxamed Xasan (cidin) waxaan ka mid ah waxqabadkii ay qabteen sidan
Waxaa isna halkaaasi ka hadalay Mareeyaha Dekadda berbera Eng cali cumar maxamed Waan soo dhawaynayaa waxqabadka ay qabteen Golaha Deeganka berbera waanan ku amaanaya waxqabadkood waxaa aan ka shaqayn doona dhir beeris aanu ka samayn doono magaalada hareerahad waxaa kale oo aan u soo jeedin lahaa golaha deeganka berbera in ay kordhiyaan saldhiga yada magaalada berbera oo aad u yar darteed Waxaa isna halkaasi ka hadal wasiir ku-xigeenka amniga oo dhinacyo badan ka hadalaya waxaan ka hadal doonayaa in aan ka hadl sadex qodob aniga reer berbera ayaan ahaa muddo 10 sanno berberina waa meesha uga liita ayaya ahayd 41 degmo dalkii soomaliya anku waxaanu ku mashquulnaya waxqabada lakiin mucaaradkii ayaa si kale u arkay madaxwayne siilaanyo waligii laguma sheegina musuqmaasaq iyo wax la mid ah intii uu siyaasada ku jir imika waxaa socda dhismaha xafiisyada wasaaradda dalka oo ka socda gobolada dalka iyo caasimada dalka oo ay ka socoto dhismoyaal loo dhisaayo xafiisyo cusub wasaaradda qarkood haddii uu musmaasuq jiro xagaya ka timi waxaas oo lacag e ee dalka laga hirgalinaayo dhismoyaal casri ah , Reer berbera waxaa lagu yaqaana muxaafada nimo oo aniga wakhtigii aanu ololaha ku jirnaya waanu ku xiiqnaya reer saaxil imikana oo aanu muxaafidnaha codka na siiyo madaxwayne ku-xigeenkiina hore axmed yusuf ayaa yidha mucaaradku waa camalu shaydaan Waxaan ku rajo waynaha in laydhka magaalada berbera hoos loo dhigi doono oo uu noqon doono 0.2 Waxaa isna halkaas ka hadalaya wasiirka kaluumaysiga iyo khayraad badda cali jamac guureed waxaanu ku amaanaya golaha deeganka Degmada Berbera iyo Gudoomiyoodaba wax fiican ee ay qabteen ee la dareemi karo ama aad ka arki karto magaalada markaad dhex marto aad dareemi karto wixii ay qabteen halkaa sano ee ay xilka hayeen berbera waxay ka mid tahay magaalooyinka uga faca wayne leh waana isha dhaqaalaha soomaliland wax ay qabteen golaha deeganku degmooyin badan ayaa qaban oo u suurto galiwaayaya sababo badan awgood mid amni iyo mid dhaqaaleba waxaan odhan lahaa sanadka soo socda waxaad qorshihiin ku darsataan in wax qabadkiinu gaadho degmooyinka kale ee gobolka saaxil marka danbane aad uga gudubtaan degmooyinka gobolada kale ee dalka Waxaa gabagabadii halkaasi ka hadasha wasiiradda wasaaradda waxbarshadda iyo tacliinta sare marwo samsam cabdi aadan waxanay tidh. Aad ayaan uga faraxsanaha waxqabadka intaas lee gee la qabtaya sadexdii sano ee la soo dhaafaya berbera waxay leedahay airportka uga runway Africa iyo dekadda haday isla hesho waxay noqon doonta meel loo soo dalxiiso sida dubia oo kale waxaa kale oo ay ka hadashay dhinca waxbarsha ee gobolka saaxil sanadada hore way jirtay in ardaydu keeni jirtay darjada (D) Sanadkan 160 arday ayaa keenaya darjada (B) meel ay ka dhacday dalka ma jirto sidaas waxaa tidha wasiirka waxbarashada WAJAALENEWS.COM DESK BARBERA OFFICE contact;wajalenews@gmail.com Related posts:“Haddii Saamiga Qabaliga Ah Lagu Qaybsado, Dowladnimada Maku Gaadhaynaa Horumar, Sinaan Iyo Caddaala... DAAWO; Sheekh Aadan Siiro Iyo Khudbadii Salaada Jimcaha "Beesha Dhexe Way Ku Fashilantay Hogaamintii... Baasaboorka Somaaliya Oo Xafiisyo Ku Yaala Magaalada Hargeysa, Si Toosa Looga Bixiyo+Magaca Shirkada... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|