|
|||||
WAJAALE NEWS
Ciidamo Tiro Badan Oo Uu Hogaaminayey Taliye Ku Xigeenka Ciidanka Booliska Somaliland Oo Saaka Cagta Mariyey Xarunta Xisbiga UCID,Masuuliyiina Xabsiga U Taxaabay,Halka Kuwo Kalena La Garaacay.
December 10, 2013 - Written by Wariye:
Sarkaalka ugu sareeya Hawl-gelinta Ciidanka Booliiska iyo madaxda kale ee ka hoosaysa Taliye Fooxle ayaa barxada Xarunta dhooban, halka RRU-du-na ka dul gaaf-wareegaysay Xarunta iyo agagaarkeeda. Muran iyo dood ayaa dhex martay Masuuliyiinta UCID ee xarunta ku sugnayd iyo saraakiisha Booliiska, taasoo sababtay in qaar ka mid ah madaxdii goobta ku sugnayd Booliisaku u gacan qaadaan isla markaana xabsiga u taxaabaan, hase yeeshee wadahadal kadib way sii daayeen. Madaxda UCID ayaa dib u istaadhatay waxanay dib u abaabuleen banaan baxaasi oo ay ku qabanayaan afaafka hore ee xarunta guud ee xisbiga. Wajaale News Related posts:DAAWO; “Waxaan Leeyahay Wadadu Yaanay Inaga Noqon Sidii Jeelkii Allaybaday Oo Kale”Ugaas Cabdirasaa... Madaxweynaha JSL Axmed Maxamed Silaanyo Oo Maanta xafiiskiisa ku qaabilay Maayarka Degmada Southwa... “Kulanka Uu Cabdikariim La Kulmay Madaxwaynaha Aniga Waan Taageersanahay, Waayo Maayarnimadiisa Ayaa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|