|
|||||
WAJAALE NEWS
Caasimada Oo Noqotay Hoyga Xashiishka? ? QORE: xuseen siyaad cilmi {caaqilka
December 25, 2013 - Written by Editor:HARGEISA (WAJAALENEWS) Dadweynaha ku nool caasimada hargaysa oo baryahan hadal hayaan nadaafad darada caasimada ka jirta sidoo kale dad ku waxay cabasho xoogan ka muujyeen nadaafad la’aanta laga nadiifin laayahay xashiishka iyadoo maalinba maalinta kadanbaysa cabashada dadweynuhu sii balaadhanaysa dad weynaha ayaa waxay isla dhexmarayaan sababta ay u joogsatay hawl maalmeedkii ay dawlada hoose ay qaban jirtay ama ay ku nadiifin jirtay caasimada balan qaadkii ay xubnaha dawlada hoose ay balan qaadayeen xilgii olalah doorashooyinka{dawladaha hose}ayaa noqday mid aan waxqabad lahayn oo aan waxba loo qabaan dadkii soo doortay ee u igmaday hawshan Tan iyo intii dawlada hoose ay xilka lawareegen ayaaba wax ay ku soo biiriyeen aanay jirin oo diiftii iyo qashinkii badnaa uu ku sii badanayo dhamaan magaalada. caasimada hargaysa ayaa waxba anaa iska badalin oo sidii dawladii ka horaysay ka gatagtay uun ah dhanka kale sharkadaha qashinka qaada ayaa iyaguna ka gaabiyay taasoo ay baryahan isqab qabsi xoogan ka muuqdo maalmo kahor ayay ahyad markii mayarka caasimadu uu ruqsadii kala noqday midka mida shirkadahaasi qashinka ka qaadi jiray xaafdaha iyo goobaha xashiishka la iskugu keeno maayarka caasimada hargaysa c/raxmaan maxamuud caydiid {c/raxmaan soltelco} iyo kuxigaynkiisa c/casiis cagawayne iyo xubnaha kale golaha degaaanka ayaa hore u balaqaaday inay caasimadu ekaysiin doonaan caasimadaha dalalka inalaa jaarka nahay waxyaabo badana ku soo kordhindonaan isla mar ahaan taana waxba aan lagu soo kordhin xashiishkii jogtada ahaana uu jogsaday sababtana aanay garanayn lana yaabaan yihiin dadweynaha ku dhaqan caasimadu waxa kaliftay inay hawshu joogsato . Maalmihii u danbeeyay ayaa dadweynaha ku dhaqan xaafada xusbiga ayaa soo bandhigeen qashin buux dhaafiya schoolka biyo- dhacay dadweynahaasi oo ka baqay inay qadaan xanuunada sida fudu u fida dadweynahan oo kadayriyay kana cawday qashinkan buux dhaafiyay xaafadooda ayaa dawlada hoose aanay waxba ka qaban iyda oo horena ugu balan qaaday inay ka hagaajin doonan ama ay ka guri doonaan laakiinse shaqadaasi way ka gaabisay shirkadii loo xilsaaray maaha cabashadu xaafadan oo kaliya way laqabaan xaafadaha kale sidoo kale xashiishka ayaa tuban wadooyinka halbawlaha u ah caasimada iyo xaafadaha u dhaw dhaw wadooyinka. Dadweynaha iyaga waajibka lagaga dhigay inaya cashuuraa bixiyaan ayaa niya jab ka muujiyay xoolahan laga qaadayo een waxba loogu qabanayn marwalba iyo maalin walba laga qaado cashuuraha ayaa iyagu ka niyajabay qaabka ay dawladaha hoose u shaqaynayso dawlada hoose ayaa lixdii biloood u danbeeyay dadweynaha u balanqaaday inay wax kaqaban doonan mashaariic kala duwan oo ay ka mid yihiin xaga waddoo yinka inloo sameeyo suuq ay ku ganacsadaan iyo xafadaha aanay u dhawayn goobaha waxlagubarto iyadoo loodhamas tirdoono baahiyaha aasaasiga ah taas oo waxbadan aan laga qaban maalin waliba maaliin leh dawladaha hoose ayaan kaalintii looga baahnaa aan guddan waxna aankaqaban hawshay dadweynuhu u igmadeen sida muuqata xubnaha golaha deegaanka markii loo dhaariyay xilka ay manta u hayaan dadweynaha ayaa shaaciyay inay dhamaantod hawshaa loo igmaday ay sida ay tahay ugana soo bixdoonaa sidii loogu talagalayna ya u qaban doonan laakiin tan manta aan waxba ayna ka jirin waxad arkaysaa maalin walba dad laga dum duminayo goobihii ay ku shaqaysanayeen meelahay ku ganacsanayeen ay waliba udheertahaay in melba aan layarnaynin isla goobtaan iyga oo arkaya lagu dhaco oo labobo xoolahodii guntii iyo gabagabadii dawladaha hoose ayaa u muuqata mid wajibaaddkeedii gudan la oo dayacday xiilkay uhayeen shacabka ku dhaqan caasimada Somaliland. wajaalenews desk hargeisa office COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|