ABAABULKA MUDAHARAAD XUSBIYADDU KU DHAWAAQEEN OO HARGEISA IYO GABILEY LAGA DAREEMAYO | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
ABAABULKA MUDAHARAAD XUSBIYADDU KU DHAWAAQEEN OO HARGEISA IYO GABILEY LAGA DAREEMAYO
December 7, 2013 - Written by Editor:
HARGEISA (WAJAALENEWS) MAGAALADA HARGEISA AYAA CAAWA LAGA DAREEMAYAA ABAABULKA MUDAHARAAD XOOGAN OO LAFILAYO INUU DHACO MALMAHA SOOSOCDA
ILO XOGOGAALA OO SHABAKADA WAJAALENEWS U XAQIIYAY IN UU AAD UGA SOCDO U DIYAAR GAROWGA MUDAHARAAD SALMI OO KA DHACAYA CAASIMADA HARGEISA IYO GOBOLADA DALKA
ABAABULKA AYAA WUXUU DAARAN YAHAY KADIB MARKII XUKUUMADU CABUDHISAY XUSBIYADII ,SIXAAFADII MADAXBANAANAYD ARINTAN AYAA WAXAY KACADHAYSIISAY BULSHADA SOMALILAND.OO AAD U NECEB CABUDHINTA IYO CAGA JUGLAYNTA
MEELAHA AADKA LOOGA DAREEMAYO AYAA WAXAA KAMIDA XAAFADAHA DEGMADA,KOODBUUR,26JUUN, XAAFADA AXMED DHAGAX IYO QAYBO KALE OO CAASIMADA KAMIDA
SIDA UU NOO XAQIIJIYAY WARIYAHA NOO JOOGA MAGAALADA GABILEY AYAA IYANA CAAWA LAGA DAREEMAYAA ABAABUL MUDAHARAAD XOOGAN OO BULSHADA GOBOLKAASI ISKUGU DIYAARINAYSO  ISKU SOOBAXA MALMAHA SOSOCDA
MAALIN DHAWAYD AYAY AHAYD MARKII MAGAALADA GABILEY LAGA HORJOOGSADAY WAFTI UU HOGAAMINAYAY MUSHARAXA XUSBIGA UCID JAMAAL CALI XUSEEN UU KU TAGILAHAA  GABILEY ARINTAA AYAA REER GABILEY AAD UGA CADHAYSIISAY IYAGOO DIYAARINAYA JAWAABTII XUKUUMADA TUSAYANA IN GABILEY XORTAHAY CID GAARA AANAY U XIDHNAY
WAXAALA FILAYAA IN MUDAHARAADKAA AY DAWLADUNA OGOLAATO WALI LAKIIN WAR RASMIYA LAGAMA HAYO HALKA DAWLADU KATAAGAN TAHAY ;
DHAQDHAQAAQA MUDAHARAADKAN WIXII KASOO KORDHA KALA SOCO WAJAALENEWS
WAJAALENEWS.OM
HARGEISA SOMALILAND

COMMENTS
LINKS