Home
Warar
Maqalo
Sugan
English
Xayeysis
Ganacsiga
Ciyaaro
CONTACT US
WAJAALE NEWS
Wasiir Afkiisa Ka Sheegay Tirada Kufsiga Hargeysa Ka Dhacay Sagaalkii BIlood Ee Sanadkan Ugu Dambeeyey
November 28, 2013 - Written by Wariye:
Hargeysa:(Wajaale News)- Iyadoo uu Maalinba maalinta ka dambaysa sii Badanaya Kufsiga loo Geysanayo Haweenka Reer Somaliland Gaar ahaan kuwa Ku dhaqan Magaalada Hargeysa, ayaa waxa uu wasiirka wasaraad Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Somaliland ku dhawaaqay Tiro koob Naxdin oo ay gacanta ku hayaan.
Wasiirka oo ka Hadlayey munaasibad lagu daahfurayey Maalmaha loo asteeyey in lagu Xuso Tacaddiga loo geysto Haweenka, ayaa tilmaamay inay Sanadkan Sagaalkiisii Bilood ee ugu dambeeyey Diiwaangeliyeen Tiro aad u baddan oo Kufsi ah oo ka dhacay Magaalada Hargeysa ooo Kaliya, “Tacadiyada Haweenka lagula kaco tusaale ahaan waxa Hargeysa ka dhacay 221 Kiis oo Kufsi ah sagaalkii bilood ee ugu horeeyay sanadkan 2013-ka laga soo bilaabo bishii Janaury illaa September, sida ay tilmaamayso xogta Baahi koobka Cisbitaalka Hargeysa, iyadoo ay tiradaasi tahay inta la soo xidhay oo kaliya, balse aanu rumaysanahay inay tiradu intaasi ka badan tahay, goboladda dalkeena oo dhanna arrintani waa mid ka jirta.” Ayuu wasiir Maxamuud Axmed Barre Garaad.
Tiradan uu Haatan ku dhawaaqay wasiirka wasaaradda Arrimaha Bulshadu, ayaa Noqonaysa Tiro aad u baddan oo Naxdin leh, waxana la Aaminsan yahay in Sanadkan Kufsigii ugu Badnaa uu ka dhacay Caasimadda Hargeysa, iyadoo Kufsiyadaas intooda Badani ay ahaayeen qaar loo fuliyey Hannaan Wadareed.
Wajaale News
Hargaysa Office
Info;wajalenews@gmail.com
Repoter:Abdiqadir Abdiraxman Habane
Related posts:
Somaliland Oo Maamulka Somaliya Ku Eedaysay Dib Udhacyo Ku Yimid Wadahadaladii Laba Dal Ee Jabuuti L...
Ciidamo Katirsan Somaliland Oo Tababar Loogu Soo Xidhay Dalka Jabuuti Iyo Waxyaabaha Lasoo Baray!
DAAWO;-Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari Oo Madaxwayne Biixi Ku Eedeeyay In Aanu Doorasho Dalka Qabsoonta...
Related
COMMENTS
LINKS
Adeegmaal.com
Saaxil News
Quality Media
Marsa News
Somali Shaqo
wajaale News
Haatuf Online
Hohad News
Allmarqaan
Allnabad
AllPuntland
AllPuntland24
AllSanaag
Allxamar
Aragti
Awdelpress
Axadle
Ayaamo
Wajaale News
Bar Kulan
Batalaale News
BBC L. Afka Soomaaliga
Borama N Network
Saaxil News
CadceedNews
Calanka
Codka America VOA
Daafeet.com
Dayniile
Diinsoor
Diplomat
DjiboutNet
Dooxo Diaspora Forum
Galdogob Times
Garowe Online
GeesGuud
Geeska Afrika
Gool FM
HIIRAAN
Halgan.net
Halqaran
heesta
Hiran State
Hiranstate
Hobyo Net
Horseed Media
Jaale Siyaad
Jowhar.com
Kasmaal
KeydMedia
Kooxda
Murtimaalnews
Mareeg
Marsanews
Midnimo
Minnesota Da'wah Institute
Mogadishu Journal
Mogadishu Law Office
Mogadishu University
Mudug24
Nuuruliimaan
Nuxur
Puntland Post
Puntlandtimes
Qaran News
Rasaala
Radio Mogadisho
Sagal News
Sagal Radio
Somali shaqo
Shaaciye
SilGor.com
Som Development
Somali Airlines
Somali Amreican C.
Somali Business
Somali Dispatch
Somali law
Somali Update