WAR DEG DEGA INAALILAAHI WANAA ILAYHI RAAJUCUUN | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
WAR DEG DEGA INAALILAAHI WANAA ILAYHI RAAJUCUUN
November 19, 2013 - Written by Editor:

ALLE HA UNAXARIISTEE WAXAA GALABTA SHILBAABUUR KU GEERIYOODAY MARXUUN MAXAMUUD AWSICIID GEEDI OO AY WALAALA AHAAYEEN GANACSADE MAXAMED AW SICIID GEEDI OO AH GANACSADE WAYN ISLA MARKAANA LEH SHIRKADA SOMCABLE HADABA ALLE HA UNAXARIISTEE MAXAMUUD AW SICIID AYAA AHAA NIN MUJAAHIDA OO KAMIDA RAGII DALKAN U SOO HALGAMAY

HADANA   AHAA WAKIILKA GANACSIGA WALALKII U FADHIYA SOMALILAND

SHILKAN OO KADHACAY INTA UDHAXAY HARGEISA  IYO GABILEY (MAQAAXIDA INANTA) WAXAANA KU GEERIYOODAY SEDEX QOF WAXANA KUDHAAWACMAY SHAN QOF INTA HADA LA OGYAHAY

SHILKAN AYAA WAXA SOBOBAY ISKU DHAC LABA BABUUR

HADABA GEERIDAN NAXDINTA LEH WIXII KASOO KORDHA KALA SOCO WAJAALENEWS

DHAMAAN BAHDA WAJAALENEWS WAXAY TACSI UDIRAYAAN DHAMAAN UMADA SOMALILAND IYO QOYSKII UU KABAXAY MARXUUN MAXAMUUD AWSICIID GEEDI

INAALILAAHI WA,INAA ILAYHU RAJUCUUN AAMIN AAMIN

COMMENTS
LINKS