War Deg Deg Ah:Dawladda Faransiiska Oo Malaayiin Lacagta Yurub Ah Ku Wareejisay Al-Qaaciida | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
War Deg Deg Ah:Dawladda Faransiiska Oo Malaayiin Lacagta Yurub Ah Ku Wareejisay Al-Qaaciida
November 1, 2013 - Written by Wariye:

farancisewajaaHargeysa(Wajaale News):-Dawladda Dalka Faransiiska ,ayaa Al-Qaaciida ku wareejisay Malaayiin lacagta Yurub ah,lacagtaas oo ay gacanta u galisay    Al-Qaacidada dalalka Waqooyiga Afrika ee lagu magacaabo , Al Qaacidada Maqribul Islaami,taasoo lagu kala iibsaday maxaabiis lagu bixiyay malaayiin lacagta Yurub ah,taasoo lagu sii  lagu sii daynayo  maxaabiis Faransiis ah oo gacanta ugu jiray Al-Qaaciidada ka dagaalanta dalalka Waqooyiga Afrika.

Wajaale News
Hargaysa Office
Info:wajalenews@gmail.com

COMMENTS
LINKS