War Deg Deg Ah: Somaliland Oo Qorax Madoobad Laga Dareemay Galabtii | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
War Deg Deg Ah: Somaliland Oo Qorax Madoobad Laga Dareemay Galabtii
November 3, 2013 - Written by Wariye:

Hargaysa(Wajaale News):-Goor dhaweyd ayaa qorax madoobaad laga dareemay Magaalada Hargeysa iyo nawaaxigeeda.
Qorax madoobaadkan ayaa lagu war helay ka dib markii Masaajiida Magaaladda Hargeysa ay galeen Salaad.
Qorax madobadkaa oo galabtii laga dareemay magalada hargaysa
Sidoo Kale Dalka Kenya ayaa isna la xaqiijiyay in maanta qorax madoobaad laga dareemay.
Culimadda cimiladda saadaalisa ayaa shalay sheegtay in meelo ka mid ah geeska Afrika Laga dareemi doono Cadceed madoobaad.

Wajaale News
Hargaysa Office
Info:wajalenews@gmail.com
Repoter:Abdiqadir Abdiraxman Habane

COMMENTS
LINKS