War Deg Deg Ah: Shrikada Telesom Oo Cabasho Wayn Ka Muujinayan Dadka Isticmaala Adeega ZAAD SERVECCE Iyo Hakadka Ku Yimid | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
War Deg Deg Ah: Shrikada Telesom Oo Cabasho Wayn Ka Muujinayan Dadka Isticmaala Adeega ZAAD SERVECCE Iyo Hakadka Ku Yimid
November 1, 2013 - Written by Wariye:

telesomHargaysa(Wajaale News):-shirkada telesom oo aad looga dayrinayo adeegaeda zaadka ayaa waxa wayadan dambe laga cabsi qabaa inay dadka isticmaala adeega ZAAD SERVECE in ay lacaguhu kaga lumaan.

adeegan ZAAD SERVECE ayaa ah mid lacagaha lagu urursado oo ay faaidadiisu iska yar tahay hadaba shabakda wararka ee wajaale news oo u kuurgashay ayaa waxay la kulantay dad badan oo ka cabanaya adeega ZAAD SERVECE oo sheegay inay inta badan lacaguhu lumaan
Aabo Magiciisa ku soo koobay Cismaan ayaa sheegay inay adeegan uu yahay mid bulshada dhibwayn ku haya sobobtoo ah waxa dhacda mararka qaar kood in adiga oo meel ka fog xarunta telesom jooga ay lagtu kaa khaldanto oo aad halkaas ku waydo .
sidoo kale waxa uu sheegay in xafiiska cabashada  telesom aanay macamiisha raali galin oo aanay telephonada ka qaban waxanu intaasi ku daray in hadii lacagtu kaa khaldanto xafiiska oo aad timaado mooyee aanad helikarin .
waxanu inaas ku daray in adeega uu yahay mid waxtarkisu iska yar yahay oo mararka qaar in anad waxba ku ibsan karin soboba la xidhiidha shirkada awgeed
hadaba shabakada wararka ee wajaalenews waxay idin waydinaysaa :
shirkada telesom bulshada maw naxariisataa………?
Laakin adeega ZAAD SERVECE ma yahay mid lagu kalsoon yahay ………?
Isicmaalka furaha cusub maxaa faaiido ku jirta…………?

Hadaba jawabaha  waxaad  noogu soo hagaajin kartaan iyo waxii figrad ah ee aad ka qabtaanba

Ciwaanka wajalenews@gmail.com / habane_oo@hotmail.com

 

 

Wajaale News
Hargaysa Office
Info:wajalenews@gmail.com

COMMENTS
LINKS