War Deg Deg Ah: Xaafada State Houseka Oo Dab Qabsaday Khasaarana Gaystay Daawo Sawiro | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
War Deg Deg Ah: Xaafada State Houseka Oo Dab Qabsaday Khasaarana Gaystay Daawo Sawiro
November 10, 2013 - Written by Wariye:

Hargaysa (Wajaale News):-maanta ayaa dab aad u wayni qabsaday xaafada state houseka dab kaasi oo khasaare badan gaystay wali alaankaa lama oga sobabta ka dambaysay dabkaasi dabka ayaa lagu war helay oo ay dadka xaafada state houseka ay ku mashqulsanayeen abaabul mudaharaad oo ay kaga hortagayaan in laga raro xaafada ay dagan yihiin .
hadab wararkaa wixiii ka soo kordha kala soco wajaale news

wajaale news

Wajaale News
Hargaysa Office
Info:wajalenews@gmail.com
Repoter:Abdiqadir Abdiraxman Habane

COMMENTS
LINKS