|
|||||
WAJAALE NEWS
Wajigii Kowaad Ee Madaarka Diyaradaha Burco Oo La Soo Gaba-Gebayay
November 16, 2013 - Written by Editor:Waxaana Goob Joog ka ahaa Gudomiyaha Gobalka Togdheer Axme Cumer X C/laahi (Xamarji) Maamulaha Madarka burco C/Risaaq Siciid,Gudomiyaha Gudiga Dibu dhiska Madarka Sheih Burco (wajaalenews) Iyadoo Mudooyinkii u Danbeyayba Uu Socday Dhismaha Madaarka Diyaradaha Ee Magalada burco ayaa Waxa Maanta si Rasmiya usoo Gaba-Gaboobay Wareegi Kowaad Ee Dhismaha Madarkaasi, Ee Lagu soo Gaba-gabaynaayay Dhismaha Madarka ayaa sidoo Kale Waxa Goobtasi Lagula Waregay Taar iyo Siliig Loogu Talo-Galay Dhismaha Qaybta Danbe Ee Madarka, wajaalenews.com hargeisa office Related posts:“Madaxwaynuhu Waxa Uu La Wareegay Dhul Ku Dhaw 5 KM Oo Qof shacab ahi Leeyahay”Wasiirka Warfaafinta ... Masuuliyiin Miisan Culus Ku Leh Somaliland Iyo Gobolka Sool Muddana Ka Maqnaa Dalka Oo Maanta Qado S... DAAWO Dr Cali Khaliif Oo Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa Ujeediyay Ardayda Waxka Barata Jaamacada... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|