SULDAANKA GUUD EE BEELWAYNTA JIBRIIR ABOKOR SULDAAN ISMAIL SULDAAN C/RAXMAAN SH MUXUMED
WAXAAN TACSI U DIRAYAA MARXUUM MAXAMUUD AWSICIID GEEDI ALLE NAXARIISTEE WAXAAN KA TACSIYAYNAYAA DHAMAAN QOYSKII IYO QARAABADII UU KA BAXAY IYO UMMADA REER SOMALILAND ALLE SAMIR IYO IMAAN HA KA SIIYO DHAMAANTEENBA