TACSI UU DIRAYO SULDAANKA GUUD EE BEELAHA JIBRIIR ABOKOR SULDAAN ISMAIL SULDAAN C/RAXMAAN | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
TACSI UU DIRAYO SULDAANKA GUUD EE BEELAHA JIBRIIR ABOKOR SULDAAN ISMAIL SULDAAN C/RAXMAAN
November 19, 2013 - Written by editor

 

SULDAANKA GUUD EE BEELWAYNTA JIBRIIR ABOKOR SULDAAN ISMAIL SULDAAN C/RAXMAAN SH MUXUMED

 

 

 

WAXAAN TACSI U DIRAYAA MARXUUM MAXAMUUD AWSICIID GEEDI ALLE NAXARIISTEE WAXAAN KA TACSIYAYNAYAA DHAMAAN QOYSKII IYO QARAABADII UU KA BAXAY IYO UMMADA REER SOMALILAND ALLE SAMIR IYO IMAAN HA KA  SIIYO DHAMAANTEENBA

 

 

INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAJUCUUN

COMMENTS
LINKS