|
|||||
WAJAALE NEWS
Safiirka Ingiriiska Ee Somaliland Iyo Somaliya Oo Khudbad Macno Culus Xambaarsan Ka Jeediyay Xaflad Lagu Soo Xidhay Markab Dagaal Dushiisa
November 16, 2013 - Written by Editor:hargeisa(wajaalenews.com ‘Safiirka Ingiriiska u qaabilsan Somaliland iyo Somaliya danjire Neil Wigan, ayaa shalay munaasibad lagu soo gunaanadayay tababar ay ciidamada Ingiriisku u fidiyeen ciidamada badda ee Somaliland, wuxuu ka jeediyay khudbad diblomaasiyadeed oo uu ku soo bandhigay sida ay dawladiisu ugu xidhantahay Somaliland.
Related posts:Markab Shidaal Usiday Shirkada Red Sea, Kuna Xanibnaa Emaaraadka Oo Lasii Daayay Iyo Siyaasi Ka Hadl... Raisul Wasaaraha Itoobiya, Ma Ku Guulaysan Doonaa Hawlgalka Milatari Ee Gobolka Tigray, Mise Isaga A... Maydka Marxuum Abiib Diiriye Oo Caawa laga Soo Anba Bixiyay Dalka Jarmalka Iyo Wkhtiga Uu Hargaysa ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|