Qaar Kamida Qurbe Joogta Somaliland Oo Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland U Diray Baaq Ku Wajahan Arinta Ganacsade Jaamac Oomaar. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Qaar Kamida Qurbe Joogta Somaliland Oo Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland U Diray Baaq Ku Wajahan Arinta Ganacsade Jaamac Oomaar.
November 29, 2013 - Written by Wariye:

baaqLondon(Wajaale News):-Wadanka Somaliland Wuxuu Soomaray Marxalado Badan Oo Kaladuwan, Wakhti Waxaa La Soomaray Bulshada Somaland Lagu Maamulayey Beelo ,Waxaa Looga Gudbay Wakhti Dalku Isku Maamulo Dastuur Ummada Somaliland U Codaysay Sixaqsoornimo Lehna Loogu Maamulo, Muwaadin Kasta Oo Somaliland U Dhashay Dalkuu Doono Ha Kasito Dalkugal Eh Waxaa Maalkiisa, Amaankiisa Iyo Nabadgelyadiisa Iyo Madaxbanaanidiisaba Ka Masuula Maamulka Markaa Talada Haya.

Mudane Madaxwayne Ahmed Mahamed Mahamoud Sidaaad Ogtahay Waxaa Maanta Magaalada Jabouti Ku Xayiran Muwaadin Reer Somaaliland Qaali Ku Ah, Muwaadin Dadkiisu Jecelyihiin, Muwwadindalkaiyodadkaba Wax Tarasidadbaniyositoosalabadadba. Muwaadinkaas Oo Ku Jira Haldoorka Somaliland Oo Degaan Ahaan Iyo Dhalasha Ahaanba Ku Abtirsada Somaliland, Arintiisu Maaha Mid Ay U Xilsaaranyihiin Beelaha Somaliland Oo Keliya, Waxaase Mudnaanta Kowaad Leh Xukuumada Aad Madaxwaynaha Katahay, Waxaase Muuqata In Wax Kaqabashadeedii Iyo Kahadalkeediiba Meesha Kamaqanyihiin, Hadaan Nahay Qurbajooga Somaliland Eemagaalooyinka London, Cardiff, Bristol, Sheffield Iyo Manchester Ee Magacyadoodu Hoos Ku Qoranyihiin Waxaan Si Mug Leh Kaaga Fadhinaa Inaad Arinkaa Xilku Kaa Saaranyahay Aad Sifo Madaxwayne Wax Uga Qabato Si Deg-Deg Ah.

Magaalada London

1.Ali Ahmed Muse

2.Adan Osman

3.Ahmed Mahamed Abdilahi

4.Ali Timir

5.Asan Xuseen

6.Abdi Huseen

Magaalada Sheffield

7. Mahdi Jama Roble

8.Xaajiyuusuf Abdi Shire

9.Ali Muusecawad

10.Mahamedxirsiducaale

11.Abdirahman Ali Shire

12.Abiibmahamedcawaale

13.Mahamamoudsalaxan

14.Abdilahishxasangaboobe

15.Abdi Aw Farah

16.Ahmed Miicaad

17.Bare Awgaan

18.Ahmed Abdi

19.Saleebaancigaalmahamed

20.Siciidmahamedjama

21.Farah Jama

22.Mahamoudhuseen

23.Adan Mahamed

24.Baashe Gelin

25.Mahamed Abdi

26.Saleebaanyaasiin

27.Osman Abokorbarbaraawi

28.Omer Gahayrjama

29.Mahamed Abdilahiciise

30.Xasan baaruud

31.Mussehaybe

32.Muhiyadiin Farah

33.Nuur Farah

34.Abdiqanisiciid

35.Abdirahmaanawil

36.Mahamedxiisbacaluul.

Magaalada Maanchester

37.Huseencarabmahamed

38.Abdirahmaancaydiidkoosaar

39.Mahamoudmahamedcaafi

40.Abdilahijamamahamedboodcade

41.Naasirdhamac

42.Ali Diiriye

43.Mahamedabdilah

Magaalada Bristol

0.Ahmed Hassan

1.Muhumed Jamac

2.Abdi Maygag

3.Abdisalam Askar

4.Kayse Abdi

5.Ismail Lockar

6.Ismail Omar Ali

7.Abdi Rahman Sandhere

8.Ismal Sufi

9.Kayse Dahir

10.Mustafe Dahir

11.Wihiib Rage

12.Omer Aw Abdi

13.Mustafe Saleban

14.Idiris Nour

15.Adan Abdi Arte

16.Ali Mowliid

17.Abdalla Haji Abdi

18.Nasir Ibrahim Sufi

19.Ibrahim

20.Saleban Mohamed Yey

21.Ismail Sujuu

22.Ahmed Abdi Are

23.Ali Saleban

24.Mowlid Musse

25.Farah Gorse

26.Sh.Mohamed Sweden

27.Abdi Dhoore

28.Siciid Abdi Dheere

29.Khadar Abdi Dheere

30.Ahmed Isse Kibar

31.Rashid Yusuf Ali

32.Ali Yusuf Ali

33. Ahmed Fox

34.Ahmed Jooje

35.Adan Xoog

36.Ahmed Abdi Arte

37.Kayse Yusuf Ali

38.Mohamed Abdi Xudhuun

39.Mahamed Ahmed Buux (Fars)

40.Abdirashid Omar Ali

41.Mohamed Abdi

42.Ibrahim Ture

43.Farhan Sheekeye

44.Abdi Ade

45.Mohamed Gorse

46.Abdirashiid Bulxan

47.Dayib Adan

48.Abdirashid Ismail Kheekh

49.Guled Ismail Sheekh

50.Fuad Ahmed

51.Abokor Isse Tani

52.Abdirashid Haji Ahmed

53.Isse Tani

54.Hassan Ali Aman

55.Farhan Ibrahim Qahira

56.Mohamed Abdi Obsiye

57.Hussen Ismail

58.Mahamuud Mowlid

59.Mustafe Saleeban Are

60.Mahmed Abdi Xudhun Are

61.Ahmed Dahir –Denmark

62.Ahmed Mohamud Ahmed

63.Mukhtar Abdirahman Bile

64.Yasir Ismail Sufi

65.Ibrahim Ismail Sufi

66.Mahamud Sanka

67.Mahamud Mowlid

68.Saleeban Sackaliyaale.

Magaalada Cardiff

70. Hassan Mahamoud

71.Mohamed Yusuf

72.Mohamed Mohamoud ( Jameeco)

73.Mohamoud Dahir

74.Ibrahim Hassan

75.Abdillahi Yusuf

76.Abdillahi Miyir

77.Omer Egeh

78.Mohamed Iman

79.Mowlid Abdillahi

80.Ali Adan Areye.

Wajaale News
Hargaysa Office
Info:wajalenews@gmail.com
Reporter:Abdiqadir Abdiraxman Habane

COMMENTS
LINKS