Dhammaan bulshada afka Somaaliga ku hadasha, gaar ahaan ummadda reer
Somaliland, waxaanu ogeysiinaynaa in dhowaan ay hawadda soo gali doono
shabaked ama mareeg cusub, taasoo la magac baxday www. Qumannews.com,
kana daalacan doontaan wararka, arimaha bulshada, fikiradihiina iyo
waliba qormooyin xiiso leh.
Haddii aanu nahay maamulka shabakeda waxaanu halkan idiinka
ballan-qaadaynaa in aanu idiin soo tabin doono warar la hubo kuna
salaysan xaqiiqo dhab ah kana fog been iyo malo awaal.
Hadaba ha ma ogaan isha allaah dhowaan ayey hawada soo galaysaa www.
Qumannews.com.