WAJAALE NEWS
Nin Qaawani Ma Qarsoomo Baqalina Faras Ma Noqoto Milil Korkii Lama Dhayo Maxaa Lagu Xasuusan Doonaa Wasiirka Duulista Hawada Maxamuud Xaashi Cabdi.
November 22, 2013 - Written by Wariye:
Hargeis (Wajaale News):-Mid uga daba rarayay oo lacag ugu bixinayay si,ay isula dhacaan.
Waxaa lagu xususan doonaa tilmaaha iyo astaamaha uu gaarka u leeyahay waa wasiirka ugu miciin liita uguna aqoonta yar, caqli ahaa, cilmi ahanba, guud ahaan wasiirada siilaanyo, wa wasiirka qudha ee loo adeegsado.
Ishortaagista guulaha siyaasadeed ee beeshiisa muuse abokor e habar jeclo,waa wasiirka dooraashadii golaha adeegaan ka ee degmeda ceerigaabo lix kursi,ee beeshiisu ka heli lahayd, riday siduu marba
Mid uga daba rarayay oo lacag ugu bixinayay si,ay isula dhacaan.
Arintraas waa arin run ah oo cadaan ah oo markhaati ma doon ah oo xog,ogaal badan leh,oo ay cid waliba garanayso waayo ina xaashi malah aqoon siyaasadeed oo xor ah lakiin wuxuu khadaam u yahay, madaxweyne siilaanyo iyo qoskiisa iyagaa haga meel kasta oo uu ka hawl galayo, waxa uu ka adeeg sadaaa beesha inta ugu aqoon liidatada ee isaga ka miciin hoosaysa si, aan beeshu wax guul
Ah siyaasada iyo horumarka guud uga GAADHIN isku xidh naansheheedina u lumo
Devide and rule, oo uu madaxweynuhu ina xaashi u xilsaartay shaqadsaas xun sidaa darted
Wasiirka duulistu uxu leyahay calool bugta siyaasadeed oo sokeeye oo rabaani ah maaha wasiir
Horu marineed qaran iyo beleed toona ee waa wasiir karbaash ama (dhenged) ay madaxweynahu
Ku xusha ay, la dagaalanka beesha muuse abokor ee uu kasoo jeedo ina xaashi cabdi
Wasiirka duulista.
madaxweynuhu wuu ciilqabaa wuxuu ciil qabaa ilaa qaaxo wuxuuna u ciilqabaa afar nin
1.mujaahih muuse xasan dhunkaal
2.mujaahid carab ducaale cilmi
3.mujaahid cabdilaahi maxamed ducaale,
4.mujaahdi ismaciil faarax maXamed dad qal
Inaa xashi wuu ciil qabaa ilaa maalin aan ognahay
Waxaanu usoo jeedinaynaa madaxweynah a iyo dhengadiisa nin dhintay iyo mid noolba ha u ciil qabinina, hadaad xilki qaranka haysataan ee ciil beela ama ciil baxa waxaanu si gaar ahugu soo jeedinaynaaa ina xaashi fara kala bax adeyn tida qaranka iyo reerkaba waliba dayaryta aad la kal shiraysid ee aad kala qaybinaysid ee aad warmaha isugu dhibaysid ee aad leedahay I difaaca
Adigaa dan u hayn wixi arinkaa ka yimaadana adigaa ka masuul ah, dhitadeena waad helaysaa
Waana astaamaah cuqdada raagatay ee abayda ah ficilka ,aad jirtaa maah maah baa tidhaahda
Biddaw anigu kama sheegine yaan camalkaa ku sheegin waxan kusoo jeedinaynaa
hadii in uu damiir kuu hadhay in aad is casisho si d dadalku kaaga raysto dad weynuha kaaga raysto ceebtaad loo ilaabo.
Madaxweha waxaanu leenahay waa laguga yaqaana raaskina in aad la safato
Maantana cali marexaan la safo raytane la dagaalan sidii aad shalay maxamuud raage
Iyo xirsi aad la safatay xirsi dhalinyarta muuse abokor way soo dhaweynayaa barshada fiican
EE ay kaa dhaxashay intii xilka laguu dhibay
By. Maxamed cawl cabdulle gudoomiya ku xigeenka rasmiga ah ee golaha dhalin yarda beelaha muuse abokor
La soco taxana qaybta dambe
Alla mahad leh
Wajaale News
Hargaysa Office
Info:wajalenews@gmail.com
Repoter:Abdiqadir Abdiraxman Habane
Related
COMMENTS
|