Madaxweyne Muusuqi Madarka Ma Agasimaha Guud Aayd Kula Duul Kuuftay Sooka Ina Xaashi Wali Wasiirka ah….Caajib | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxweyne Muusuqi Madarka Ma Agasimaha Guud Aayd Kula Duul Kuuftay Sooka Ina Xaashi Wali Wasiirka ah….Caajib
November 1, 2013 - Written by Wariye:

Madaxweyne Muusuqi Madarka Ma Agasimaha Guud Aayd Kula Duul Kuuftay
Sooka Ina Xaashi Wali Wasiirka ah….Caajib
cabdikarin ismacil

Waaxan ka yaabay Qabyaaladan Caad ee ay Xukumadu wado waaxa waax
musuqay wasiirka dulista iyo Hawada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi
iyo Agasimihisa waaxa in muda ah soo jiitamaysay Hadal haynta Musuq ee
Madarka Hargeysa

Mudane Madaxweyne waaxa inta caqliga leh ee dalku la yabanayen
Qabyaalada dalka ku soo laaba kacleysay ee xil isku shandhaynta aad ku
dari kari wayday wasiirada beeshada maantana waaxad xaal iyo asturad
uga dhigaysa ina xaashi inad Agasimaha Xilka ka Qado Mid ay isku rer
Yihihina aad ka dhigto

Madaxweyne Xisbigagi ayaba ceebeysan Xukumadina Horanu u ogeyn Wali
waa laga sugaya Ceebta ka soo salag leh Dalka ee Xaalku ma aha kanu
waa inaderkay kaana waa rer Hebe lee iyaga isku jaabi ileen laafo gari
iyaga la isku jaabiyaye waaxa samcad daro ah in sedan aay mamulku ku
soocdo ay wax ku sii soocdan waa nasib daro in ay.

Xukumadi iyo Xisbigi ay ka soo baxdayba ceebaysnadan waale waaxaynu
arki waaxaynan waligen araag waasir waax dhacay oo agasimihisa xilki
laga qaday isagina waali wasaradisa ka sii talinaya waa yaab.

Cabdiraxiim ismaaciil Cabdilaahi (Bidaar)
Cabdiraxiim9909@gmail.com
Hargeysa Somaliland

 

Wajaale News
Hargaysa Office
Info:wajalenews@gmail.com
Repoter:Abdiqadir Abdiraxman Habane

COMMENTS
LINKS