|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxweynaha Puntland oo isku magacaabay awood uu ku muquunin karo mucaaradkiisa iyo C/raxmaan Uur-bayte oo Somaliland u soo doontay Ciidan Beeleedkiisii
November 15, 2013 - Written by Editor:Hargeysa(Wajaalenews) Madaxweynaha Puntland ayaa magacaabay guddi ka tirsan maamulkiisa oo sugaya Amaanka Puntland mudada ay doorashada Madaxtinimadu ka dhacayso maamul goboleedkiisa Puntland oo ay xilligan Loolan adagi ku dhex marayo isaga iyo Musharaxiin badan oo la tartamaysa. Related posts:Wasiir Wasaarada Isgaadhsiinta Jsl Oo Ka Hadlay Pagekii Wasaarada Oo Hawada Laga Saaray Iyo Budhcad ... Madaxweynihii Hore Ee Somaliland Axmed Siilaanyo Oo Caawa Gurigiisa Ku Booqday Xil, Axmed Diiriye N... Madaxweyne Ku Xigeenka Jsl Oo Ka Qeyb-galay Furitaanka Bandhigii 12aad Ee Carwada Buugaagta Hargeysa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|