|
|||||
WAJAALE NEWS
Maamulka Gobolka Awdal Iyo Gudoomiyaha Komishanka Qaranka Ee Gobolka Awdal Oo Khilaaf Xoogani Soo Kala Dhex Galay Ka Dib Markii…
November 28, 2013 - Written by Wariye:Boorama(Wajaale News):-Gudoomiyaha komishanka qaranka Gobolka Awdal Mudane Rashiid Xirsi Cali ayaa maanta eedayn culus kula dulkufay maamulka Gobolka Awdal oo uu sheegay in ay xafiiskii ay gobolka Awdal ku lahaayeen ku wareejiyeen ururka Haweenka qaranka Ee Now iyada oo aan laga soo wargalin. C/rashiid C/laahi Cumar COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|