Liisaska Xubnaha Xisbiyada UCID Iyo WADDANI uga qeyb geli doona isku-dubaridka iyo qabanqaabada shirweynaha wadatashi -qaran oo la baahiye | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Liisaska Xubnaha Xisbiyada UCID Iyo WADDANI uga qeyb geli doona isku-dubaridka iyo qabanqaabada shirweynaha wadatashi -qaran oo la baahiye
November 4, 2013 - Written by editor

Liisaska Xubnaha Xisbiyada UCID Iyo WADDANI uga qeyb geli doona isku-dubaridka iyo qabanqaabada shirweynaha wadatashi -qaran oo la baahiyey.

 

 

Hargeisa-(Wajaale-news)-Gudoomiyaha xisbiga ucid iyo Gudoomiyaha xisbiga wadani ayaa shalay iyo maanta mid waliba geeskiisa u baahiyey magacyada  xubnaha xisbigiisa u meteli doona ama uga qeyb geli lahaa iskudubaridka iyo qabanqaabada shirweynaha qaran ee ay sida wadajirka u agaasimayaan Axsaabta mucaaradku.

FaysalCiro

Gudoomiye faysal ayaa magacaabay xubnahan;

1-Faadumo saciid Ibraahin

2-Xil.maxamed faarax qabile

3-Cabdinasir Yiisf Cirro

4-Axmed maxamed Diiriye

5-Adan cali Yoonis

6-Maxamed Mahdi Buubaa

yes

Geesta kalena gudoomiye cabdiraxmaan Cirro ayaa magacaabay xubnahan:-

1-Maxamed Cabdillaahi uurcade

2-Xasan Xuseen Codyare

3-Xil.Baar saciid

4-Maxamed Cismaan Fadal

5-Xil.Ibraahin Jaamac Rayte

 

 

WAJAALE NEWS DESK

HARGEISA OFFICE

CONTACT US: Wajalenews@gmail.com

COMMENTS
LINKS