Dhamaan shacabka qudba jooga Iyo Kuwa gudahaba Iska ilaaliya ninka dadka ku dhacay Hargeysa dhexdeeda ee layidhaahdo kuumi yare (Cabdiraxaan Sheekh Axmed | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dhamaan shacabka qudba jooga Iyo Kuwa gudahaba Iska ilaaliya ninka dadka ku dhacay Hargeysa dhexdeeda ee layidhaahdo kuumi yare (Cabdiraxaan Sheekh Axmed
November 11, 2013 - Written by Wariye:

mail.google.comWaxaa dhamaan la ogaysiinayna shacabka reer somaliland Iyo somalida kaleba Inay Iska ilaaliyaan ninka Hargeysa ku dhex Dhacaaya shacabka muwaadiniinta reer somaliland Iyo waliba dadka kale ee somalida ah oo uu dhamaan ku dhacay magacan .

Waxaa uu deganyahay Hargeysa gaar ahaan 26 June fooqa Ina afdiinle waxaa uu ka yimi magaalada muqdisho waxaa uu dadka u sheegta Inuu sameeyo wabsite isagoo dhacaaya dadka ka fog ee uu isleeyahay Kuma soo gaadhi karaan.

Magaciisa waxaa la yidhaahda Cabdiraxaan Sheekh Axmed waxaa uu ku magac dheeryhay kuumi yare .

Mudo hada dhowr Sano ah waxaa uu ku dhex dhuunta fooqa Ina afdiinle ee 26 June oo uu dadka u sheegtay Inuu sameeyo wabsite Lakiin waa beentii ee hawlo basaas nimo Iyo tuugo nimo ayuu u jooga Hargeysa dhexdeeda .

Ninkan la baxay AMA Isku sheegay Inuu sameeyo wabsite ee la yidhaahdo a Cabdirxamaan Sheekh Axmed (Kumi yare waxaa uu week kasta tagaa muqdisho walina lama yaqaano waxa uu somaliland Iyo muqdisho ka dhex qabto dadka qaar ayaa ariimo badan ku sheegaya waxaana aanu ku jirnaa baadhis dheerada oo aanu gadaal idinka soo gudbin doono .

Ninkani waa tuug isnacay oo dhacay shacabkii somaliyeed oo dhan boqolaal qof oo jooga qurbaha ayaa dhacan oo uu qaatay lacag toodii waxaanu ku jooga Hargeysa Dhuumasho maalintiin lama helo habeenkii ayuu suuqa ku yimaadan qaab qarsoodiya.

Dhinaca xumada somaliland wax Wara Kama hayso ninkaas waxaanu u sheegta been Iyo kadaab nimo hawlaha uu joogo wadanka lama oga hadaba dhamaan qurba jooga Iyo guda jooga waxaanu Usoo gudbin doona ciwaanada Iyo meesha uu ku sheego Inuu wabsite ugu sameeyo dadka oo hadaad booqato ilays aad arki doonto fadlan ka taxadira dadka raba in wabsite loo sameeyow.

Wajaale News
Hargaysa Office
Info:wajalenews@gmail.com
Repoter Abdiqadir Abdiraxman Habane

COMMENTS
LINKS