|
|||||
WAJAALE NEWS
Booliska Kenya Oo Soo Bandhigay Laba Nin Oo Ay Ku Toogteen Xaafada Islii Ee Magalada Nairobi Sheegayna In Ay Ahaayeen Kuwii Dhaawaca Soo Gaadhsiiyey Xildhibaan Yuusuf Xasan.
November 13, 2013 - Written by Wariye:Kenya(Wajaale News):-Booliska dalka Kenya ayaa soo bandhigay labada nin oo ay ciidanku ku toogteen xaafada Islii inay ahaayeen kuwii ka dambeeyay weerarkii lagu dhaawacay xildhibaan Yuusuf Xassan bishii December ee sanadkii lasoo 2012. |
LINKS
|
||||
|