|
|||||
WAJAALE NEWS
Baarlamaanka Kenya Oo Ansixiyay Sharci Adag Oo Lagu Xukumi Doono Wariyayaasha Hadii Ay Jebiyaan Xeerka Anshaxa Saxaafadda Dalka Kenya.
November 1, 2013 - Written by Wariye:
Xeerkan cusub ee uu ansixiyay Baarlamaanka Kenya ayaa siinaya awoodo dheeraad ah maxakamadda xukunaddan qaadaysa, iyadda oo Wariyihii jebiya xeerka anshaxa saxaafadda in uu mutaysan doono xadhig adag iyo ganaax lacageed oo dhan Toban Kun oo Doollarka Maraykanka ah iyo weliba in lagala noqdo ruqsaddii warbaahinneed. Wajaale News Related posts:Taliyaha Ciidanka Dabdemiska oo Shahaadooyin Gudoonsiiyay Askar baratay Daraasaadka Culuumta Diinta. Daawo:Hogaamiye Xirsi Oo Ilaahay Uga Mahad Celiyay Maqnaanshaha Uu Ka Maqnaa Foolxumadii Shalay Ka D... Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Ahna Kusimaha Madaxwaynaha Oo Hambalyo Udiray Shacabka Somaliland Curashad... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|