|
|||||
WAJAALE NEWS
Baarlamaanka Kenya Oo Ansixiyay Sharci Adag Oo Lagu Xukumi Doono Wariyayaasha Hadii Ay Jebiyaan Xeerka Anshaxa Saxaafadda Dalka Kenya.
November 1, 2013 - Written by Wariye:Kenya-(Wajaale News)- Baarlamaanka dalka Kenya ayaa meel mariyay oo ansixiyay sharci adag oo lagu soo rogay Saxaafadda dalka Kenya oo lagu mutaysan doono ganaax lacageed oo aad u badaniyo ciqaab adag. Xeerkan cusub ee uu ansixiyay Baarlamaanka Kenya ayaa siinaya awoodo dheeraad ah maxakamadda xukunaddan qaadaysa, iyadda oo Wariyihii jebiya xeerka anshaxa saxaafadda in uu mutaysan doono xadhig adag iyo ganaax lacageed oo dhan Toban Kun oo Doollarka Maraykanka ah iyo weliba in lagala noqdo ruqsaddii warbaahinneed. Wajaale News Related posts:Suldaan Maxamuud Guuleed Oo Markale Ka Hadlay Go,aamadii Kasoo Baxay Shirkii Beeshiisa Iyo Arimo Kal... DAAWO: Caasimada Somaliland Oo Lagu Qabtay Munaasibad Ballaadhan Oo Loogu Dabaal Degaayay Xuska Maal... DAAWO;-Waftigii Ka Socday Xidhiidhka Wadamada Aan la Aqoonsan Oo Kormeer Kusoo Maray Qaarkamida Hote... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|