Xukumada Somaliland oo Dawlada Itoobiya kala Wareegtay Tahriibayaal Iskugu jira Somaliland iyo Somaliya | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xukumada Somaliland oo Dawlada Itoobiya kala Wareegtay Tahriibayaal Iskugu jira Somaliland iyo Somaliya
October 19, 2013 - Written by Wariye:

Wajaale (Wajaale News) Laanta Socdaalka ee Somaliland ayaamaanta  Xuduuda Wajaale kala wareegtay Dawlada Itoobiya Tahriibayaal isku jira Reer Somaliland iyo Somaliya kuwaasi oo beegsanayey Qaraada Yurub, tahriibayshan oo tiradoodu ahayd 33Qof ayaa waay iskugu jirneen Rag iyo Dumar, waxayna sheegen in lagu soo qabtay Xuduuda u dhexeysa Dalalka Itoobiya Iyo Sudan.

Laanta Socdaalka ayaa Tahriibayasha Hargeysa

9

keentay kuwaasi oo ay ku wareejisay Eheladii dadkaasi ay ka soo jeedeen halka kuwii somaliya ka soo jeedayna ay Dawladu iska fasaxday.

5
Munaasibad baladhan oo loo qabtay tahriibayaashasi ayaa waxa hadalo ka jeediyey wasiirka wasarada Shaqada iyo Arrimaha Bushada.
1

Wasiirka dhalinyarada iyo ciyaarah Cali siciid Raygal iyo taliyaha laanta socdaalka ee Somaliland iyo masuuliyiin kale waxayna dhalinyaaradii tahriibaysha ahaa ugu  b aqeen in dalkood ay aamin oo ay iska daayan tahriibka.

8

Dhanka kale mid ka mid tahriibayaashasi la soo qabqabtaya ayaa sheegay in dhibaato badan kala kulmeen tahriibkii.

 

 

Wajaale News

Hargaysa Office

Info:wajalenews@gmail.com

COMMENTS
LINKS