Xildhiban Ibraahim Axmed Haybe Ayaa Tacsi U Diraya Dhamaan Eheladii Iyo Qaraabadii Uu Kabaxay Cheaf Caaqil Cabdi Ciidle Amaan | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhiban Ibraahim Axmed Haybe Ayaa Tacsi U Diraya Dhamaan Eheladii Iyo Qaraabadii Uu Kabaxay Cheaf Caaqil Cabdi Ciidle Amaan
October 19, 2013 - Written by Wariye:

IMG_1652Tacsi waxaa diraya  Xildhibaab Ibraahim Axmed Haybe geerida  naxdinta leh ee ku timid maxuuun Cheaf Caaqil Cabdi Ciidle Amaan oo ku geeriyooday gobolka gabiley waxan ilaahay ugu baryayaa in uu naaxriistii jano ka waraabiyo qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay  alleh samir iyo iiman haydinka siiyo   Aamin Aamin Aamin………….

COMMENTS
LINKS