|
|||||
WAJAALE NEWS
Xildhibaano Ka Tirsan Guurtida Oo La Sheegay Inay Abaabulayaan Mooshin Lagu Minjo Xaabinayo Gudoomiye Saleebaan Oo Safar Caafimaad Ugu Maqan UK
October 8, 2013 - Written by Wariye:
Xildhibaanada la sheegay inayabaabulayaan mooshinka lagu ridayo gudoomiye Saleebaan ayaa la sheegay inay uololaynayaan xubno cusub oo aan ka tirsanayn golaha in xildhibaano ugatanaasulaan kuraasidooda si markaasi ay ugu tartamaan kursiga ugu sareeyaguurtida. Xildhibanaadan mooshinka wada ayaa la sheegay inay mooshinkooda ucuskanayaan xilgudasho la?aan ay sheegeen in gudoomiyuhu aanu xilkii loodoortay si waafiya u gudanin, isla markaana loo baahan yahay isbadal hogaankaGuurtida lagu sameeyo. Source Haatuf Hargeysa Office Related posts:Madaxweyne Muuse Biixi Oo Baaq Nabadeed U Diray Beelaha Ku Dagaalamay Deegaankad Dararwayne Ee Degma... Hanti Dhawraha Guud Ee Qaranka Oo Baadhis Ka Bilaabay Xafiiska Maayrika Gebilay Iyo Qaarkamida Xild... Dawladda Hong Kong oo soo Saaray Baabuur Shidaal La'aan ku Shaqaynaysa si Dikhawga Hawada Looga Hort... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|