|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiiro Ka Tirsan Xukuumadda Oo Iska Fogeeyay In Ay Lug Ku Lahaayeen Isku Daygii Dil Ee Uu Ka Badbaaday Xildhibaan Qabile
October 24, 2013 - Written by Wariye:Hargaysa(Wajaale News)-Wasiiradda warfaafinta Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) iyo Wasiir Ku Xigeenka Amniga Cabdilaahi Abokor ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay eedo uga yimid Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile oo sheegay in ay ka dambeeyeen isku daygii dil ee habeen hore lagu beegsaday. Sidoo kale Wasiir ku xigeenka amniga ee Wasaaradda Arrimaha C/laahi Abokor Cismaan ayaa isna beeniyay eedaymaha kaga yimi xildhibaan Qabile, waxaanu sheegay in uu cadaynteedii ka rabo xildhibaan Qabile, waxaanu yidhi ?Waxba kalamaan socon qofka bini?aadamka ahi wuu ku eedayn karaa, dambi ma aha waxa laga rabaa eeda haddii uu soo jeediyay cadaynteedii ayaa laga rabaa inuu keeno.
Wajaale News Hargaysa Office Info:wajalenews@gmail.com Related posts:War Deg Deg AH;Shir Lagu Go,aamiyay Talaabooyin K a Dhan Ah Musharixiinta Garabka Is Bahaysiga Ku... DAAWO; “Hadii ay Maalin Dib U dhacdo Doorashadu, Somaliland Go,doon Siyaasadeed Ayay Galaysaa” ,Gud... DAAWO;-Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Oo Muxaadiro Ujeediyay Kumanaan Kamida Dhalinyarada Waxka Bara... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|