|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland Moahmed Biihi Oo Markale Yimid London Iyo Taageerayasha Kulmiye Oo Soo Dhaweeyay .
October 29, 2013 - Written by Wariye:Gegida caalamiga ah ee Heathrow (London) ee caasimadda dalka Britain soo gaadhay Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo iskaashiga caalamiga Somaliland mudane Mohamed Bihi Yonis. Wasiirka waxa madaarka ku soo dhoweeyey Safiirka Somaliland u fadhiya waddanka Britain mudane Cali Aadan Cawaale, Guddoomiyaha UK ee xisbiga talada dalka haya ee KULMIYE mudane Xariir Xirsi Adar iyo xubno ka tirsan jaalliyada Somaliland uk u dhaqan magaalada London. Waxa iyana halkaa ku sugnaa hawl-wadeenno ka tirsan TV-ga qaranka iyo Saxaafadda kale ee Somaliland.
|
LINKS
|
||||
|