|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiir Shaqaalaha Wasaaradiisa Ka Hawlgala Wareegto Kaga Mamnuucay In Ay Galaan Madaxtooyada Kuna Tukadan Salaadaha Masajidka Madaxtooyada.
October 2, 2013 - Written by Wariye:Hargeysa(Wajaale News) -Wasiirka Wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha, Cilmi Baadhista iyo Technologyada Somaliland oo isaga iyo wasaaradiisuba ay ku cusub yihiin saaxada siyaasada dalka Aadan Axmed Warsame ayaa Wareegto wargalin ah oo uu ku soo socodsiiyey shaqaalihiisa wareegtadaasi oo Uu kaga mamnuucay Shaqaalaha Wasaaradiisu in anay galin xarunta madaxtooyada isla markaana wakhtiyadda salaada anay ku tukan maasaajidka madaxtooyada,iyaga oo aan amar ka haysan wasiirka iyo agaasimayasha wasaradaasi taasi badelkeedana ay ku tukadaan salaadaha masaajidka barlamaanka.
Wajaale News COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|