War Deg-Deg ah: Kornayl Cilmi Ibraahin Oo ahaa Sarkaalkii Ugu Derajada Sareeyay Ciidanka Police G/Togdheer Oo Geriyoday | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
War Deg-Deg ah: Kornayl Cilmi Ibraahin Oo ahaa Sarkaalkii Ugu Derajada Sareeyay Ciidanka Police G/Togdheer Oo Geriyoday
October 20, 2013 - Written by Wariye:

Burco (Wajaale News) Alle how Naxariistii Waxa Maanta Magalada Burco Xarunta Gobalka Togdheer ku Geriyoday Kornayl Cilmi ibraahin Xusein Cigaal Oo ahaa Sarkaalkii Ugu Derajada Sareyay Ciidanka Police Ee Gobalka Togdheer.

Alle How Naxaristii Marxuumkani ayaa Xilal Kale Duwan ka Soo Qabtay Dowladahii Kale Duwanaa Ee Soo Maray Dalka Somalia.

Kornayl Marxuum Cilmi Ibraahin Xuseen ayaa la Filayaa in Maantaba Lagu Aaso Gudaha Magalada Burco.

Goor Dhow Kala Soco Shabakada Calamiga ah Ee Hadhwanaagnews Tariikhda Marxuumkani Alle How Naxaristii.
Hargaysa Office
Wajaale News
Info:wajalenews@gmail.com

COMMENTS
LINKS