|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo Jilaaga Caanka Ah Ee Muhanad Oo Ka Badbaaday Shil
October 3, 2013 - Written by Wariye:Hargaysa (Wajaale News)-Jilaaga caanka ah ee aadka loo jecel yahay oo ka badbaaday shir ay la gashay mooto uu watay jilaagasi oo u dhashay dalka turkiga muhanad oo filimada uu soo saaro ay noqdeen kuwa laga jecel yahay dhulka somalidu dagto iyo bariga dhexe ayaa mooto uu watay ay is jiidhen mid kale oo isna uu watay nin boosta ka shaqeeya laakin wax dhaawac ah oo aad u wayni ma soo gaadhin goobta ay gaadidaka gurmadka ahi soo gaadheen ayaa loo qaaday cusbitaal isaga oo sheegay in xaaladiisa caafiamaad wanaagsan tahay.
Halkan Ka Daawo
http://youtu.be/nd2IyOtoCzw
Wajaale News Hargaysa Office Please Contact wajalenews@gmail.com Repoter: Abdiqadir Abdiraxman Habane Related posts:Wakiilka Turkiga Ufadhiya Somalland Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Socdaal Ku Tagay Gobolka Gabiley. Halkan Ka Dhagayso ;Aqoonyahan Cabdikariim Saalax Maxamuud Oo Xukuumada ku Dhaliilay Sida Ay Gobolad... “Waxan ka rajaynaynaa In Ay Xukuumaddu Umadda U fasirto Waxa Lagu Dhiirranayaa Waxa Ay Yihiin.” Gudd... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|