Tirada Dhimashada Iyo Dhaawaca Ka Dhashay Qarax Weyn Oo Kadhacay Addis Abab-Daawo | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Tirada Dhimashada Iyo Dhaawaca Ka Dhashay Qarax Weyn Oo Kadhacay Addis Abab-Daawo
October 14, 2013 - Written by Wariye:

wajaale newsAddis Ababa-(Wajaale News)-Inta la xaqiijiyay laba ruux ayaa ku geeriyooday, sida uu baahiyay Radio dawladdu leedahay, mana jiro war faahfaahsan oo ka soo baxay qaraxan oo loo adeegsaday bamboo.

Ma jirto cid sheegatay qaraxaas sida hore looga bartay kooxaha qaraxyada ku faana inay ka dambeeyeen, laakiin dawladda Ethiopia waxay sheegtay inay ka hor tagtay shirqoollo qaraxyo oo lala maaganaa labadii sanno ee u dambeeyay, waxaanay ku eedaysay kooxa-hamucaaridka ee Koonfurta iyo Koonfur-bari Ethiopia, iyo sidoo kale kooxda Al-shabaab.

http://youtu.be/0BvwBjdZDvk

 

Hargaysa Office
Wajaale News
Info:wajalenews@gmail.com
Repoter:Abdiqadir Abdiraxman Habane

COMMENTS
LINKS