|
|||||
WAJAALE NEWS
suldaan maxamed suldaan xasan suldaan bare oo Si Heer Qaran ah loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Borama ee Xarunta Gobolka Awdal
October 24, 2013 - Written by editormaanta si heer sare ah ay ugu soo dhawayey magaalada borama ee xarunta G.awdal
Maayirka borama iyo maayir ku xigeenka borama oo ay weheliyaan xildhibanada golaha deegaanka ee degmada borama iyo saladiinta dhaqanka ayaa waxa ay maanta si heer sare ah ay ugu soo dhawayey magaalada borama ee xarunta G.awdal wafti balaadhan oo uu hogaaminayo suldaan maxamed suldaan xasan suldaan bare oo uu ee jeedada safarkiisu ay tahay in ay kulan uu la yeesho madaxda heer gobol iyo heer degmo iyo salaadiinta dhaqanka si looga wado hadlo jiritaana qadiyada Somaliland..
WAJAALE NEWS DESK BORAMA OFFICE CONTACT US : Wajalenews@gmail.com Related posts:Farmaajo oo Mid Ka Mid Ah Macalimiinta Jaamacadda Hargeysa U Magacaabay Garsoore Maxkamada Sare Ah DAAWO;-Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari Oo Madaxwayne Biixi Ugu Baaqay In Uu Waxka Qabto Cabashada Kasoo... Somaliland: Xisbiga Mucaaridka Ah Ee UCID Oo Casuumad-Casho Sharaf Soo Dhaweyn Iyo Maamus Isugu Jirt... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|