Ra´isal Wasaaraha Turkiga Oo Si Meeqaamkeedu Sareeyo U Qaabilay Madaxweynaha Somaliland iyo Waftigii Wehelinayay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ra´isal Wasaaraha Turkiga Oo Si Meeqaamkeedu Sareeyo U Qaabilay Madaxweynaha Somaliland iyo Waftigii Wehelinayay
October 2, 2013 - Written by Wariye:

turkiga siraanyoTurkiga(Wajaale News)-Raysalwasaaraha wadankan turkiga ayaa si meeqaamkeedu sareeyo xafiiskiisa ugu qaabilay waftigii balaadhnaa ee uu hogaaminaayay m-waynaha sland md ahmed maxamed maxamed siilaayo oo martiqaad ka healay
kulankan oo ahaa mid sacado qaatay ayaa m-waynaha sland kula garnaqsaday in qarankan sland uu yahay mid madaxbanaan oo beesha caalamka uga fadhiya ictiraaf-buuxo iyo kaalmooyin dhaqaale

md ahmed silaanyo ayaa u sheegay
raysalwasaaraha in ay ilgaar ah ku eegaan jamuuriyada sland waxaana uu kala hadlay sidii turkigu kaalin muhiim ah uga ciyaarilahaa waddooyinka isaga kala goosha qaar ka mid ah gobolada sland waxana uu balanqaaday raysalwasaaraha turkigu in oo booqasho ku imandoono sland safaaradna ka furandoonanan iyo arimo kale.

 

Wajaale News

Hargeysa Office

wajalenews@gmail.com

Wariye:Abdiqadir Abdiraxman Habane

COMMENTS
LINKS