|
|||||
WAJAALE NEWS
Madexweynaha Ismaamulka Kililka Shanaad Ee Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Oo Tog-Wajaale Booqasho Ku Imanaya
October 26, 2013 - Written by Wariye:
Dadweynaha kunool Dhinaca Daanta Itoobiya ee Magaala Xuduudeeda Tog-wajaale, iyo Maamulka kililka ee heer Degmo ayaa siweyn looga dareemayay galinkii dambe ee Maanta dhaqdhaqaaqa ay ugu diyaar garoobayaan soo Dhaweynta Madexweynaha Kililka Shanaad Cabdi Maxamuud Cumar(Cabdi-Iley), oo Socdaalkiisan Tog-Wajaale ee Dhinaca Socdaalka Madexweynaha Kililka Shanaad, ku imanayo Magaala Xuduudeeda Tog-Wajaale ee dhinaca Daanta Itoobiya, ayaa waxey kusoo beegmeysaa xili ay Guud ahaanba Bulshada Reer Somaliland ee Degmooyinka iyo Gobalada kala duwani siweyn u hadal hayaan muwaadin u dhashey dalka Somaliland oo dhawaan Ciidamadiisa gaarka u ah ee Booliis-Liyuugu ku dileen dhinaca Somaliland ee Degmada Balicabane oo kamid ah Degmooyinka Xuduuda u dhexeysa Itoobiya iyo Somaliland ku teedsan, iyadoo dhinaca kalena markii dhacdadaasi dhacdey ay wafti Golihiisa Wasiirada ahi ku sugnaayeen Caasimada Somaliland ee Hargeysa.
Wajaale NewsHargaysa OfficeInfo:wajalenews@gmail.comRelated posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|