|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo Waxa Uu Hambalyo Iyo Bogaadin U Dirayaa Dhamaan Mujaahidiintii SNM Munaasibada 17-Octoer 2013 Awgeed Oo Ah Maalinta Loo Asteeyey Xuska Mujaahidka SNM.
October 17, 2013 - Written by Wariye:
Waxa uu madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, uu illaahay uga baryayaa mujaahidiintii ku naf waayay halgankii, in illaahay naxariistii jano ka waraabiyo intii ku naafawday iyo agoontii ay ka tageen mujaahidiintii qarankan u naf waayey in uu illaahay nolosha u sakhiro.
Xukuumada Somaliland-na ay diyaar u tahay intii awoodi noqoto in mujaahidiintaasi nool iyo agoomihii ay mujaahidiintu ka tageen ay gacan siiso.
WA-BILAAHI TAWFIIQ
Wariye:Abdiqadir Abdiraxman Habane Wajaale News Hargaysa Office Info:wajalenews@gmail.com
Related posts:DAAWO;-Wasiir Saajin Oo Ka Hadlay Sobobta Ganacsade Ina Geele Arab Looga Xanibay Ruqsada Wakiilnimad... Madaxwayne Siilaanyo Oo Galaaftay $100 Milyan Oo USA Siin lahaa Somaliland iyo 5 qof Oo Ay Damacsany... Daawo:Taliyaha Ciidanka Qaranka Ceel Afwayn Taliye Kayse Cali Aaden Oo Kormeer Ku Tagay Deeganadii S... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|