Madaxwaynaha Oo Ku Fool Leh Gabiley Iyo Dadwaynaha Oo Ka Cadhaysan Baabin Ay Dawlada Hoose Ku Wado Dadka Danyarta Ah | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha Oo Ku Fool Leh Gabiley Iyo Dadwaynaha Oo Ka Cadhaysan Baabin Ay Dawlada Hoose Ku Wado Dadka Danyarta Ah
October 12, 2013 - Written by Wariye:

shucayb maxamed muuseGabiley(Wajaale News)-maayirka gabiley ayaa soo saaray wareegto kicinaysa dadka suuqa ku ganacsada arintani ayaa sobabtay in kacdoon ay dadkani ka soo horjeedaan ay isu diyaariyaanwaregtada lagu burburinayo dadka nololmaalmeedkooda kala soo baxa ganacsiga yar yar ee wada ku hareeraysan

digreetadan oo ku kooban maayirka oo kaliya sida aya sheegen ilo wareedyo ka agdhow inaaanay ogayan xubnaha kale la shaqeeya waxaana magaalada gobolka gabiley laga dareemayaa abaabul lagaga hor tagayo xooga ay isticmaalayso dawlada hoose ee gobolka gabiley dhinaca kale dawlada axmed siraanyo oo markii ay talada dalka la wareegtay ku talaabsatay inay cadaadis ku soo rogto dadka danyarta ah

arintani waxa ay ku soo beegmaysaa xili ay gobolka laga sugayo madaxwaynaha jamuuriyada somaliland AXED MAXAMED MAXAMUUD (SIRAANYO) lagu wado inuu ka qayb galo qalin jabinta Gabiley oo muddo sugaysay in mar uun uu madaxwaynuhu ka qayb galo qalinjabintooda sidoo kale iyaga oo in mudo ah sugayay madaxwaynaha somaliland ayaana waxa la filayaa inay ka hor imaadan mucaarid xoog leh oo ay sobobtay dawlada hoose ee gabiley.

waxa kale oo xusid mudan in wali sariimadii la dhisayay aanay waxba ka suuroobin dadkiina daadsanyihiin bacadka laakina hadii ay dawlada hoose waxba sidaa ka badaliwaydo ay ka lifayso kacood ka  dhasha dhamaamba goblka gabiley qaar kamid ah ganacsatada oo aanu makarafoonka la dhaxqaadnay ayaa sheegaya in aanay awooday awaamita ay dawlada hoose ku soo rogtay .

 

Wixii Wararkaas Ka Soo Kordha Kale Soco Wajaanews.com

 

Gabiley Office

Wajaalae News

Info wajalenews@gmail.com

COMMENTS
LINKS