Maayirka Borama”Golaha Wadatishagu Maaha Ku Cirka Ka Yimid Waa Muwaadiin Reer Somaliland ah Boramana Cidna Kama Hor Joogto In ay Yimaadaan”. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maayirka Borama”Golaha Wadatishagu Maaha Ku Cirka Ka Yimid Waa Muwaadiin Reer Somaliland ah Boramana Cidna Kama Hor Joogto In ay Yimaadaan”.
October 21, 2013 - Written by editor
Maayirka borama saleebaan xasan hadi ayaa waxa uu maanta marka kale ka hadlay isla markaana uu beeniyey hadalo uu dhawaan………..                                      

Maayirka borama saleebaan xasan hadi ayaa waxa uu maanta marka kale ka hadlay isla markaana uu beeniyey hadalo uu dhawaan uu ka sheegay saxafada G.awdal oo ahayd in ay golaha wadatashigu uuna soo galin Karin magaalada borama ayaa waxa uu ku tilmaamay mid been abuur ah oo saxafadu buunbuunisay hadalkaasi..

Si kastabaha ahaate hadalka ka soo yeedhay maayirka borama ayaa waxa uu noqonayaa mid uu ku raaLi galinayo golaha wadatashiga isla markaana uu sheegay in ay soo gali karaan magaalada borama balse waxa xusid mudan in maayirku mar saxafada dhawaan uu la hadlayey uu sheegay ay in ay golaha wadatashigu uusan soo gali Karin magaalada borama.

VIDEO KA DAAWO   HOOS :

 

 

WAJAALE NEWS DISK

 

BORAMA OFFICE

COMMENTS
LINKS