Hambalyo Aroos Wacan Dhamaan Dadka Kala Jooga Dalka Gudihiisa Iyo Dibadiisa Waxay Taaniyad Aroos U Dirayaan Boqorka Iyo Boqorada Xamse Xasan Muuse Kaahin Iyo Nimco Axmed Cali Xussen 17/10/2013 Waxayna leyihiin Noqda Reerkii Lagu Nasto Ee Lagu Nagaado. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Hambalyo Aroos Wacan Dhamaan Dadka Kala Jooga Dalka Gudihiisa Iyo Dibadiisa Waxay Taaniyad Aroos U Dirayaan Boqorka Iyo Boqorada Xamse Xasan Muuse Kaahin Iyo Nimco Axmed Cali Xussen 17/10/2013 Waxayna leyihiin Noqda Reerkii Lagu Nasto Ee Lagu Nagaado.
October 19, 2013 - Written by Wariye:

hambalyo aroos waHambalyo  Aroos Wacan
Waxa diraya  Adeero xuseen muuse kaahin iyo hooyo amuun cali xusen iyo hooyo muuna axme balayax hooyo faadumo cabdi jamac,iyo dhamaan caruurtooda oo kala ah c/ fatax xuseen muuse nimcofadxi xuseen muuse,warsan xuseen muuse,cawo xuseen muuse ,warda xuseen muuse, ridwaan xuseen muuse, muuse xusen muuse, maxamed xuseen muuse, xamse xuseen muuse nimcokhadan xuseen muuse, idiris xuseen muuse, sakariye xuseen muuse ,bushra xuseen muuse,iyo xaliima c/kariin xuseen dhamaan waxay dadkaasi hamnalyo iyo bogaadi u dirayaan boqorka iyo boqorada Xamse Xasan Muuse Kaahin Iyo Nimco Axmed Cali Xuseen oo arooskoodu ka dhacay magalada Lodon Taarikhdu markay ahayd 17/10/2013 waxayna leeyihiin reerkii lagu nasto ee lagu nagaado alleh haydinka dhigo Aamin Aamin Aamin……

Hambalyo Aroos Wacan
waxa diraya Edo amina muuse kaahin,iyo caruurteda oo kala ah ayaan c/raxmaan muuse ,hibaaq c/raxmaan muuse, xamda c/raxmaan muuse ,guuleed c/raxmaan muuse ,xamse c/raxmaan muuse ,nimco c/raxmaan muuse iyo dhamaan adeero cumar muse kaahin ,hooyo ifraax cumar,hooyo nimco c/lahai taani iyo caruurtooda o kala ah ,jibriil cumar muuse ,nabiil cumar muuse ,hoodo cumar muuse,raage cimar muuse , dhamaan dadkaas meel kasta oo ay kala joogan waxay hambalyo iyo bogaadin  u dirayaan boqorka iyo boqorada Xamse Xasan Muus Kaahin Iyo Nimco Axmed Cali Xuseen oo arooskoodu ka dhacay magalada Lodon ee cariga ingiriiska taarikhdu markay ahayd 17/10/2013 waxayna leeyihiin noqda reerkii lagu nasto ee lagu nagaado,aamin Aamin Aamin Aamin ……..

 

Hargaysa Office
Wajaale News
Info:wajalenews@gmail.com
Repoter:Abdiqadir  Abdiraxmaan Habane

COMMENTS
LINKS