Hambalyo Aroos Wacan Dhamaan Dadka Kala Jooga Dalk Gudihiisa Iyo Dibadiisa Waxay Taaniyad Aroos U Dirayaan Boqorka Iyo Boqorada Xamse Xasan Muuse Kaahin Iyo Nimco Axmed Cali Xuseen Oo Aqal Galkoodu Ka Dhacay Magalada Lodon 17/10/2013 Waxayna Leeyihiin Noqda Reerkii Lagu Nasto Ee Lagu Nagaado | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Hambalyo Aroos Wacan Dhamaan Dadka Kala Jooga Dalk Gudihiisa Iyo Dibadiisa Waxay Taaniyad Aroos U Dirayaan Boqorka Iyo Boqorada Xamse Xasan Muuse Kaahin Iyo Nimco Axmed Cali Xuseen Oo Aqal Galkoodu Ka Dhacay Magalada Lodon 17/10/2013 Waxayna Leeyihiin Noqda Reerkii Lagu Nasto Ee Lagu Nagaado
October 19, 2013 - Written by Wariye:

Hambalyo Aroos Wacan
Waxaa diraya Aabo ,xassn muuse kaahin,sahra xasan cali gaas, iyo caruurteeda oo kala ah maxamed xasan muuse,liiban xasan muuse,hibaaq xasan muuse, huda xasan muuse,sakariye xasan muuse,hana xasan muuse ,dhamaan qoyskaas reer landon waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaanboqorka iyo boqorada Xamse Xasan Muus Kaahin Iyo Nimco Axmed Cali Xuseen oo arooskoodu ka dhacay magalada Lodon taarikhdu markay ahayd 17/10/2013 waxanay leeyihiin noqda reerkii lagu nasto ee lagu nagaado Aamin Aamin Aamin……………

Hambalyo Aroos Wacan

Waxaa diraya Edo deeqa muuse kaahin ,iyo caruurteeda oo kala ah hinda aw axmed muxumed,maxamed aw axmed muxumed, maqdaad aw axmed muxumed,saynab ,aw axmed muxumed ,cumar aw axmed muxumed ,xamse aw axmed muxumed,callawi aw axme muxumed,muraarig  aw axmed muxumed,amran aw axmed muxumed maxamed amiin awa amed muxumed, mascuud aw axmed muxumed ,badri aw axmed muxumed dhamaan dadkaas meel kasta oo ay kala joogan waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan boqorka iyo boqorada Xamse Xasan Muus Kaahin Iyo Nimco Axmed Cali Xuseen oo arooskoodu ka dhacay magalada Lodon taarikhdu markay ahayd 17/10/2013 waxayna leyihiin reerkii lagu nasto ee lagu nagaado  Aamin Aamin Aamin……..

Hargaysa Office
Wajaale News
Info:wajalenews@gmail.com
Repoter:Abdiqadir  Abdiraxmaan Habane

COMMENTS
LINKS